Tobanaan Qof oo Shuhado iyo Dhaawac Ku Noqday Majzara Cusub oo ay Yahuuddu Ka Geysatay Koonfurta Marinka Qazza. In kabadan 50 Kun oo Ka Tirsan Qabaa’ilka Muslimka ah ee Dalka Suuriya oo ku Biiray Dagaalada ka Socda Koonfurta Dalkaas.
Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.