Siyaasi Idiris Xasan Faarax ayaan ka wareysanay hubka, gaadiidka iyo saanadda Millateri ee ku raran markabka lagu qabtay gobolka Bari gaar ahaan magaalada Bareedo.
Markabkaas oo haatan kusoo xirtay Boosaaso ayaa waxaa gacanta ku haya ciidanka maamulka la baxay Puntland oo horran qabtay xilligii uu marayay Bareedo.