Magaalada Kurtunwaarreey ee dhacda gobolka Sh/Hoose, waxay waayihii udanbeeyay sameyneysa horumarro kala duwan oo ku aaddan sida: xagga dhismaha, caafimaadka iyo ganacsiga.
Hadaba Wariyahayna Mubaarak Cumar ayaa booqday magaaladan, wuxuuna inooga diyaariyay warbixintan.