Monday, July 21, 2025
HomeAll NewsMaxaabiis ka Baxsatay Xabsiga Weyn ee Magaalada Qardho ee Gobolka Bari.

Maxaabiis ka Baxsatay Xabsiga Weyn ee Magaalada Qardho ee Gobolka Bari.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xabsiga weyn ee magaalada Qardho oo katirsan gobolka Bari ka baxsaday maxabiis ku xirnaa.

Maxaabiistan ayaa la sheegay iney gaarayaan illaa labo maxbuus oo dil toogasho ku xukunnaa, waxayna wararku intaasi ku darayaan in kiiskan loo xiray dhamaan ciidankii waardiyaha ka ahaa xabsiga.

Halkaan ka Degso Warka Maxaabiista

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.