Monday, July 21, 2025
HomeAll NewsShacabka ku Nool Beydhabo oo Sheegay Iney Wajahayaan Shaqo La'aan Baahsan.

Shacabka ku Nool Beydhabo oo Sheegay Iney Wajahayaan Shaqo La’aan Baahsan.

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa ka jirta shaqo la’aan baahsan oo ay dareemayaan qeybaha kala duwan ee bulshada.

Shaqo la’aanta ayaa lagu eedeeyay maamulka magaalada ee hoostaga kan la baxay Koonfur-Galbeed in uu ugu wacan yahay.

Eedaha loo jeediyay waxaa kamid ah, in mas’uuliyiintaa maamulkaasi lacagaha baadda ah ee ay ka qaadaan shacabka ku isticmaalaan wadamo shisheeye taasoo magaalada u horseeday shaqo la’aanta ka taagan, maadama dhaqaalihii uun laga gurayo.

Halkaan ka Degso Warka Beydhabo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.