Sunday, July 20, 2025
HomeAll NewsDarawalada Gaadiidka ee Muqdisho oo Wali ku Dhiban Burburka Wadooyinka Caasimadda.

Darawalada Gaadiidka ee Muqdisho oo Wali ku Dhiban Burburka Wadooyinka Caasimadda.

Waxaa marba marka ka dambeysa isa soo tareysa cabashada xooggan ee ay bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ka muujinayaan, wadooyinka isku badalay biyo friisidka ee halbowlaha u ahaa isku socodkaa dadka iyo gaadiidka.

Mid kamid ah wadooyinkaas, waa kuwa ka yimaada xarunta Madaxtooyada ee Dowladda Fedaraalka, taas oo isku badashay boholo iyo biyo fariisad.

Darawallada ka xeeya Mootooyinka ee isticmaala wadadaas ayaa waxa ay tilmaameen, in laga qaado lacago canshuur ah, saasoo ay tahayna ay dhibaato ba’an ku qabaan arrinta ay ka cabanayaan.

Halkaan ka Degso Warka Gaadiidleyda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.