Sunday, July 20, 2025
HomeAll NewsXildhibaan Dowladda Fedaraalka ku Eedeeyay Iney Boob ka Wado Xaafadda Siinaay ee...

Xildhibaan Dowladda Fedaraalka ku Eedeeyay Iney Boob ka Wado Xaafadda Siinaay ee Muqdisho.

Xildhibaan Yaasiin Fareey oo kamid ah Baarlamaanka Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in Dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh ay boob ka wado suuqa xaafadda Siinay ee degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho.

Waxa uu ku hanjabay iney la dagaallami doonaan xubnaha katirsan Dowladda Fedaraalka ee uu ku eedeeyay iney boobka ka wadaan suuqaas.

Halkaan ka Degso Warka Xildhibaanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.