Taxanaha Makaarimul Akhlaaq oo maalinta Jimcaha ku baxa wararka Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan, islamarkaana uu soo jeediyo Sheekh Maxamed Garaar, ayaa waxaa lagu soo gudbiyaa arrimo muhiim ah oo ku saabsan modwduucaan.
Waxaa jimcihi lasoo dhaafay baxday xalqada labaad ee taxanahaan, waxaana aragti ka dhiibtay qaar kamid ah dhageystayaasha warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan.