Tuesday, July 22, 2025
HomeAll NewsMeydka Haweeney Laga Helay Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud.

Meydka Haweeney Laga Helay Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa magaalada Cadaado ee gobalka galgaduud laga helay, meydka haweeney kamid aheyd dadka ku nool magaalada.

Haweeneydaan oo Shaah ku iibin jirtay meel udhaw mid kamid ah masaajidda ku taalla magaalada Cadaado ee gobalka Galgaduud, ayaa waxaa meyedkeeda laga helay afaafka hore ee hoyga ay ka dagan tahay magaalada.

Illaa iyo hadda lama soo sheegin wax dhaawacyo ah oo ka muuqday meydka haweeneydaan, arrintaan ayaana waxaa aad uga argagaxay dadka ku dhaqan magaalada Caddaado ee gobalka Galgaduud.

Halkaan ka Degso Warka Cadaado

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.