Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMeydadka Qoys Soomaaliyeed oo ka Kooban 6 Ruux oo Laga Helay Magaalada...

Meydadka Qoys Soomaaliyeed oo ka Kooban 6 Ruux oo Laga Helay Magaalada Qaahira.

Waxaa dalka Masar ka dhacday geeri naxdin leh, kadib markii qoys Soomaaliyeed oo lix ruux ka kooban ay mar keliya dhinteen.

Dhacdadan ayaa ka dhacday magaalada AlQaahira ee caasimadda dalka Masar, waxaana dadka dhintay ahaayeen hooyo, caruurteeda, aabaha qoyska iyo aabaha dhalay hooyada.

Mid kamid ah ehellada ayaa ka warbiixnaya sida ay wax u dheceen, codka labaadna wuxuu kaga warbixinayaa waxa geerida sababay oo ah gaaska cuntada lagu karsado.

Halkaan ka Degso Warka Qaahira

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.