Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsTobannaan Ruux oo Lagu Dilay Dagaal-beeleedyo ka Dhacay Sh-dhexe.

Tobannaan Ruux oo Lagu Dilay Dagaal-beeleedyo ka Dhacay Sh-dhexe.[DHAGEYSO]

Tuulooyin hoostaga deegaanka Laba-garas oo duleedka ka ah degmada Cadalle ee gobalka Sh-dhexe ayaa waxaa markale ka dhacay dagaallo qaraar oo udhexeeyo maleeshiyo-beeleedyo wada dega gobalka.

Dagaalka oo la sheegay iney qeyb ka yihiin ciidamada Dowladda Fedaraalka ayaa waxaa lasoo warinayaa in lagu dilay 30 ruux oo ubadan dhinacyada dagallaamay, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya, in maleeshiyaadka ay kala qafaasheen tiro dad ah, waxa uuna kusoo aadayaa iyadoo dhawaan dagaal ka dhacay halkaasi ay ku geeriyoodeen 7 ruux oo ay haweeney ku jirtay.

Halkaan ka Degso Warka Dagaal-beeleedka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.