Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsXildhibaanno Katirsan Baarlamaanka Tanzania oo Shil ku Dhaawacmay.

Xildhibaanno Katirsan Baarlamaanka Tanzania oo Shil ku Dhaawacmay.[DHAGEYSO]

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa shil ka dhacay deegaan katirsan dalka Tanzania, kaas oo ay ku dhaawacmeen ugu yaraan 16 xildhibaan oo katirsan baarlamaanka dalkaas.

Shilka ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen gaari bas ah oo siday xildhibaannada iyo mid kale oo xamuul ah, taas oo sababtay iney dhaawacmaan 16 xildhibaan.

Xildhibaannadaan ayaa kusoo wajahnaa ismaamulka Mombasa ee dalka Kenya, waxaana tirada guud ee dhaawacyada ka dhashay shilka lagu sheegay 19 xubnood.

Halkaan ka Degso Warka Tanzania

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.