Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsDhalinyaro La Socotay Doon Dhawaan ku Degatay Madagaskar oo Dalka Kusoo Laabtay.

Dhalinyaro La Socotay Doon Dhawaan ku Degatay Madagaskar oo Dalka Kusoo Laabtay.

Waxaa maanta dalka Soomaaliya dib loogu soo celiyay dhalinyaro dad Soomaali ah oo ka badbaaday mid kamid ah doomihii ay dadka badan ku le’deen ee ku qalibmay meel udhow dalka Madagascar.

Dadkan Muqdisho laga soo dejiyay ayaa ka badbaaday doon badda ku degtay oo ay ku dhinteen 20 dhalinyaro Soomaaliyeed ah.

Arrintii dhawaan ka dhacday meel dhow dalka Madagascar ayaa muuujineysa dhibaatada tahriibka oo illaa iyo haatan aysan ku cibaro qaadaneyn dhalinyaro badan oo uu ku dhacay cudur loo yaqaan buufiska.

Halkan kala deg

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.