Maalintii shalay Sheekh Aadan Sunne iyo Sheekh Abuu Muslim oo kamid ah culimada ayaa ka qeybgalay multaqo ballaaran oo ka hacay deegaanka Kuunyo Barrow ee wilaayada islaamiga ah Sh-hoose, kaasoo ay kasoo qeybgaleen haween badan oo msulimaad ah, waxayna culimadi bogaadiyeen sida ay haweenka magaalada ugu heelanyihiin dacwada Islaamka.
Mubaarag Cumar ayaa wareysiyo la yeeshay culimada, waxaana Sheekh Aadan Sunne uu tilmaamay inuu aad ugu farxay multaqahan, oo aanu horey uga dhaadhacsaneyn in isagoo kale uu ka dhici karo Kuunyo Barrow.
Halkaan ka Degso Wareysiga Sheekh Aadan Sunne
Sidoo kale Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim ayaa isana ka warbixiyay mowduuca uu ka jeediyay multaqaha.