Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMaamulka Soomaaliland oo ka Hadlay Dagaalladii ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo.

Maamulka Soomaaliland oo ka Hadlay Dagaalladii ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo.[DHAGEYSO]

Gudoomiye gobolka Sanaag ee maamulka labaxay Soomaaliland Axmed Cabdi Muuse, ayaa ka hadlay dagaalladii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay magaalada Ceerigaabo. Wuxuu ka hadlay khasaaraha ka dhashey dagaallada dhexmaray ciidankooda iyo kuwa katirsan maamulka labaxay SSC-Khaatumo.

Wuxuu kaloo ka hadlay maxaabiis uu sheegay iney dagaalka ku qabteen, isagoo dhanka kale digniin u diray dadka magaalada.

Halkaan ka Degso Warka Soomaaliland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.