Wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan ayaa ku guuleystay xallinta iyo hishiisiinta 3 beelood oo muddo sanada ah isku heystay kanaal biyood ku yaala deegaan hoostaga magaalada Beledweyne.