Wednesday, April 23, 2025
HomeAll NewsIn ka Badan 40 Ruux oo ku Dhintay Shilal ka Dhacay Dalka...

In ka Badan 40 Ruux oo ku Dhintay Shilal ka Dhacay Dalka Afghanistan.

Labadan Shil ayaa dhacay habeenkii Arbacada ee aynu soo dhaafnay, waxaana galay labo gaadiid oo kuwa xamuulka qaada ah.

Sida wararku sheegayaan Waxay laba shilba ka dhaceen wilaayada Qazni, waxaana ka dhashay dhimashada in ka badan 44 ruux halka ay ku dhaawacmeen 76 kale, sida laga soo xigay mas’uul katirsan dowladda Islaamiga ah ee dalkaasi ka jirta.

Dadka dhaawacyada qaba qaarkooda xaaladoodu waa mid daran, wuxuuna noqonayaa mid kamid ah shilalkii ugu dhimashada badnaa ee ka dhaca dalka Afqaanistaan.

Waxaa wanaagsan qofku marka uu gaadiidka kaxeynayo inuu si degan uwado, iskana ilaaliyo waxyaabaha keenaya inuu shil galo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.