Dalka Suudaan waxaa wali ka soconaya dagaallada culus ee udhexeeya ciidanka millatariga dalkaas iyo maleeshiyaadka RSF.
Dagaalladaan ayaa saameyn daran ku yeeshay guud ahaan dadka rayidka ah ee ku dhaqan dalkaas. Haddaba Waa Sidee Xaaladda Shacab Suudaan ee Dhibaatooyinka Kala Duwan Wajahaya, Gar ahaan Dadka Xanuunsan? ku dhageyso Warbixintaan hoose.