Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsXukun Xaddu Sino ah oo ka Dhacay Deegaanka Kuunyo-Barrow.

Xukun Xaddu Sino ah oo ka Dhacay Deegaanka Kuunyo-Barrow.[DHAGEYSO]

Maalintii shalay waxaa degaanka Kuunyo Barrow ka dhacay xukun xaddu Zino ah oo lagu fuliyay wiil dhalinyaro ah oo gabar Muslimad ah fal kufsi ah ugeystay.

Xukunkan ayaa ka dhacay meel fagaaro ah waxaana usoo daawasho tegay dad badan oo ku nool degaanka.

Halkaan ka Degso Warka Xukunka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.