Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsKenya oo Albaabada Iskugu Dhufatay 15 Iskuul Amaan Darro Awgeed.

Kenya oo Albaabada Iskugu Dhufatay 15 Iskuul Amaan Darro Awgeed.[DHAGEYSO]

War kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha ee Dowladda Kenya ayaa lagu sheegay, in iskuullo ku yaalla dalkaasi albaabada la isugu dhuftay amni darro ka jirta qeybo kamid ah dalkaasi awgeed.

Illaa 13 iskuul ayay wasaaraddu sheegay iney xirtay, kuwaas oo ku yaalla ismaamullada Baringo ee dalka Kenya, kadib amni darro baahsan oo saameysay gobalkaas.

Ismaamulka Baringo ayaa waxaa ku badan bucadda geysata dhaca xoolaha, kuwaas oo mararka qaarkood dadka dila, taas ayaana loo aaneyneynaa tallaaabada albaabada la isugu dhuftay iskuulladaan.

Halkaan ka Degso Warka Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.