Dad ku dhaw boqol ruux oo ah dadka isticmaala Maandooriyaha ayaa ka faa’ideystay Dowro ay qabatay Wilaayada islaamiga ah ee Jubada Dhexe.
Dowrada intii ay socotay ayaa waxa ay ku qaateen duruus muhiim ah, iyagoo laga wacyi galiyay halista uu maandooriyuhu ku leeyahay jirka bani’aadamka iyo sida ay diinta Islaamka uxarrimtay.
Halkaan ka Degso Warka Dowrada