Al-Kataa’ib Al-Ikhbaariyah ayaa baahisay muuqaalka Zako qeybin laga sameeyay, magaalada Buula-Fullaay ee wilaayada Islaamiga Baay, taasoo ay ka faa’ideysteen Fuqarada iyo Masaakiinta.
Muuqaalka Zako Qeybin Laga Sameeyay Buula-Fullaay oo La Baahiyay. [Warbixin].
RELATED ARTICLES