Aqoon iyo Ogaal waa barnaamij todobaadle ah oo aan kusoo gudbino macluumaad iyo xogo muhiim ah oo ku saleysan Diinta Islaamka, Caafimaadka, Juqraafiyadda iyo arimo kale, waxaana maalin kasta oo Jicmo ah aad kala socon kartaan Warbaahinta islaamiga ee Al-Furqaan.
Halkan kala deg Barnaamijka aqoon iyo ogaal 17 01 2025
Audio Player