Cabdiraxmaan Cirro oo ah madaxweynaha maamulka labaxay Soomaaliland, ayaa sheegay inu dhowri doono xiriirka uu maamulkiisu la lahaa dalka Itoobiya.
Wuxuu sidoo kale u mahadceliyay xubno katirsan Congreska Maraykanka, oo ka shaqeynaya sidii Maraykanku xafiis diblumaasiyadeed uga furan lahaa magaalada Hargeysa.