Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 21-07-1446 oo waafaqsan 21-01-2025, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.