Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsCiidamo katirsan Maamullada Soomaliland iyo Khaatumo oo ku Dagaallamay Sool.

Ciidamo katirsan Maamullada Soomaliland iyo Khaatumo oo ku Dagaallamay Sool.

Dagaal udhaxeeyay ciidamada Maamullada la baxay Somaliland iyo SSC-Khatumo, ayaa shalay ka dhacay degaan katirsan gobolka Sool.

Dirirtan oo ay ka dhasheen khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac, ayaa si gaar ah kaga qaraxday degaanka Guumees ee gobolkaasi.

Xiisad ka dhalatay dagaalkan mar kale halkaasi dib uga billowday, ayaa wali ka taagan degaanka, waxaana suurgal ah iney mar kale isku dhacaan labada ciidan.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.