Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsFarmaajo oo Xasan Sheekh ku Eedeeyay inuu Xaalad Halis ah Gelinayo Dalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh ku Eedeeyay inuu Xaalad Halis ah Gelinayo Dalka.

Madaxweynihii hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in Xasan Sheekh uu xaalad xun ku wado dalka.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ah madaxweynihii hore ee Dowladda Fedaraalka ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu eedeymo ugu jeediyay Xasan Sheekh.

Farmaajo ayaa sheegay in Xasan uu Doonayo inuu qabto doorasho uu kaligiis maamulayo, wax tix galin ahna uusan uheynin dadka iyo dalka.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.