Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsGanacsato Soomaali ah oo Siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Koonfur Afrika.

Ganacsato Soomaali ah oo Siyaabo Kala Duwan Loogu Dilay Koonfur Afrika.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa dalka Koonfur Afrika ka dhacay, dilal loo geystay 2 kamid ah ganacsatada Soomaalida ah ee kuul gudaha dalkaas.

Dilka koowaad ayaa waxaa loo geystay Cabdillaahi Cilmi Cawaale oo kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koonfur AAfrika, waxaana burcadda hubeysan ay ku dileen xaafad katirsan magaalada Cape Town ee gudaha dalkaas.

Dilkaan ayaa kusoo aadaya iyadoo 2 maalmood kahor ay burcad Konfur Afrikaan ah dhaawac daran ugeysteen haweeney Soomaali ah oo lagu Saado, taas oo ugu dambeyn u geeriyootay dhaawacii soo gaaray.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.