Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsXukun Xaddu Sino ah oo ka Dhacay Gobalka Sh-hoose.

Xukun Xaddu Sino ah oo ka Dhacay Gobalka Sh-hoose.[DHAGEYSO]

Maalintii shalay fagaare ku yaalla deegaanka Kuunyo Barrow ee gobalka Sh-hoose waxaa ka dhacay, xukun Xaddu Sino ah oo lagu fuliyay wiil dhalinyaro ah oo ku kacay fal kufsi ah.

Wiilka oo 19 jir ahaa ayaa waxa uu kufsi u geystay gabar ari jir aheyd, waxaana lagu dhuftay 100 karbaash maadaama uusan soo marin wax guur ah.

Halkaan ka Degso Warka Xukunka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.