Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsXasan Sheekh oo Lagu Eedeeyay inuu ka Shaqeynayo Kala Qeybinta Soomaaliya.

Xasan Sheekh oo Lagu Eedeeyay inuu ka Shaqeynayo Kala Qeybinta Soomaaliya.

Cabdi-Xakiin Cabdullaahi Cammeey, oo ahaa madaxweyne kuxigeenkii hore ee maamulka labaxay Puntland, ayaa sheegay in Xasan Sheekh Maxmuud uu ka xunyahay Itoobiya, kana shaqeynayo sidii loo kala qeybin lahaa dalka Soomaaliya.

Wuxuu sidoo kale u gefay Camey diinta Islaamka, isagoo sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay dooneyso iney Soomaaliya ka hirgeliso diin aanu garaneynin waxay tahay sida uu hadalka u dhigay.

Halkaan ka Degso Warka Eedeynta

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.