Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMaamulka la Baxay SSC oo ka Warbixiyay Iska Hor-imaad ka Dhacay Laascaanood.

Maamulka la Baxay SSC oo ka Warbixiyay Iska Hor-imaad ka Dhacay Laascaanood.

Habeenkii xalay waxaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool ka dhacay, iska hor-imaad u dhexeeyay nin hubeysan iyo ciidamo katirsan boliska maamulka la baxay SSC Khaatumo.

Masuul u hadlay ciidamada Boliska ee maamulka ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay, iska hor-imaadka dhex maray ruuxa hubeysan iyo ciidamadooda.

Waxa uu sheegay in askartu ay dileen ninkaan oo ay ku eedeeyeen mukhaadaraad, isagana uu dilay askari Bolis ah sidoo kalana dhaawacay 4 kale.

Halkaan ka Degso Warka Boliska SSC

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.