Duulimaadyadii ka bixi jiray garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa hakad ku jira maalintii 2aad.
Tan iyo wixii ka dambeeyay go’aankii ay maalin kahor qaateen sharikadaha duulimaadyada ee Muqdosho, ayaa waxaa maaalintii labaad si xiriir ah hakad ugu jira duulimaadyadii ka bixi jiray caasimadda.
Tani ayaa waxa ay saameyn xooggan ku yeelatay dadka rayidka ah, kuwaas oo qaarkood oo bukaanno ahaa loona waday dalkaa dibaddiisa ay caqbad ku heysato Muqdisho.