Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsAl-Qaacidada Jaziiratul Carab oo ka Hadashay Dabka ka Socda Mareykanka.

Al-Qaacidada Jaziiratul Carab oo ka Hadashay Dabka ka Socda Mareykanka.[WARBIXIN]

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Malaaxim oo ku hadasha afka Mujaahidiinta AlQaacida ee Jaziiratul Carab, ayaa baahisay bayaan kasoo baxay Mujaahidiinta kaasoo looga hadlay, masaa’ibta Rabaaniga ah ee uu Allaah ku salladay dowladda dulmiga badan ee Maraykanka.

Bayaankan oo ciwaan looga dhigay “ Qabashada xanuunka badan ee Maraykanka” waxaa la isku dul taagtay, dabka weli ka holacaya gudaha dalka Maraykanka, kaasoo dhaliyay khasaare isuga jira dhimasho, dhaawac iyo burbur baaxad leh.

“ Caalamka oo idil wuxuu arkay waxa ku habsaday shacabka Maraykanka, oo uu dab xoogan ka kacay qaar kamid ah gobollada dalkaas, waxaana dowladan ku tallaasatay horumarka maadiga ay hadana awoodi weysay iney hakiso dabka, Trump-ka la doorta ayaana sheegay in dowladiisu aaney heynin xeelad iyo tallaab ay kaga damin karto dabka, hadalkan ayuuna jeediyay saacado un kadib markii uu reer Qazza ugu goodiyay inuu Jaxiimo ka dhigayo halkaas haddii aan lasii deynin maxaabiistooda qurunka ah” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay AlQaacidada Jaziiratul Carab.

Halkaan ka Degso Warbixinta Bayaanka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.