Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 24-07-1446.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 24-07-1446.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Warbaahinta Islaamiga Al-Furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka ugu weyn ee todobaadkaas taagan, iyadoo mararka qaarna lagu soo gudbiyo mawaadiic gaar ah oo ahmiyad xambaarsan.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlayaa waxa ay tahay Calmaaniyadda, iyadoo meelo badan oo dalka kamid ah la doonayo in laga soo muujiyo Calmaaniyadda, waxaana soo jeedinayo C/fataax Maxamed Qaasim.

Halkaan ka Degso Diiradda Jimcaha 24-01-2025

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.