Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray, dilka 2 kamid ah Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab, kuwaas oo ay beegsatay diyaarad Drone ah.
Waxaan na soo gaaray warka istish-haadka labo faaris oo ka tirsan fursaanta ummadda, ee sharafta leh oo ka jihaada dhulka Jasiiradda Nabi Maxamed Sallaahu caleyhi wasalam, dhulka Islaamka iyo Jihaadka, ka dib nolol sharaf leh oo ay ku qaateen jidka dhiiranaanta iyo nafhurnimada ,fagaarayaasha guusha iyo shahaadada, iyo ku sabrida duruufaha imtixaanka iyo dhibaatooyinka.
Allaah haka aqbalo Sheekha mujaahidka ah, muhajirka ah, murabidka ah, hoggaamiyaha ah, Maxamed Bin Saalax Al-Mughi (Abuu Cali Ad-Deysi), iyo saaxiibkiisa ku wehliyay jidka jihaadka, walaalkeen hoggaamiyaha mujaahidka ah, ansaariga daacadda ah, Cammaar Bin Saalax Bin Maxamed Al-Cawlaqi (Abuu Saalix Ad-Diyuuli) ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Halkaan ka Dhageyso Warbixinta Bayaanka