Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsQoysaskii Laga Laga Barakiciyay Jaamacaha oo Hoyaad La'aan ah.

Qoysaskii Laga Laga Barakiciyay Jaamacaha oo Hoyaad La’aan ah.[DHAGEYSO]

Qoysaskii laga barakiciyay dhulkii jaamacahadaha oo meel ay degaan la’ ayaa warbaahinta la hadlay iyagoo cabasho ah.

Waxay sheegeen iney geedo hoos degan yihiin, intii guryo heshayna ay culeys ku noqdeen qoysaskii ay la degeen.

Dhibaatooyin kala duwan oo ay ugeysatay Dowladda Fedaraalk ayey ka warrameen.

Halkaan ka Degso Cabashada Qoysaska

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.