Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsMaamulka Jubbaland oo Soo Bandhigay Ciidamo ay Sheegeen in Xasan Sheekh uu...

Maamulka Jubbaland oo Soo Bandhigay Ciidamo ay Sheegeen in Xasan Sheekh uu Adeegsan Rabay.

Maamulka la baxay Jubbaland ayaa soo bandhigay ciidan ay sheegeen in Xasan Sheekh uu u adeegsan rabay burburinta maamulkooda.

Tobannaan ciidamo ah ayuu soo bandhigay maamulka la baxay Jubbaland ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo, kiwaas oo ay sheegeen in Xasan Sheekh uu doonayay inuu ku dumiyo nidaamka Axmed Madoobe.

Masuul katirsan maamulka la baxay Jubbaland oo laagu magacaabo Xassan Nuur Cabdi oo la hadlayay ciidankaas ayaa waxa uu sheegay, in muddo bil ah uu ujoogay deegaanka Kulbiyoow si ay uga hortagaan abaabulka iyaga ka dhanka ah ee ay isku deydo Dowladda Fedaraalka sida uu hadlka u dhigay.

Halkaan ka Degso Warka Jubbaland

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.