Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsMareykanka oo si Toos ah u Billaabay inuu Dalkiisa Kasoo Musaafiriyo Soomaalida.

Mareykanka oo si Toos ah u Billaabay inuu Dalkiisa Kasoo Musaafiriyo Soomaalida.

Waxaa magaalooyinka ku yaalla dalka Mareykanka ka billawday qabqabashada dadka Soomaalida ah, kadib amarkii kasoo baxay Donald Trump.

Tan iyo wixii ka dambeeyay go’aankii kasoo baxay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ee ahaa inuu dalka ka saarayo dadka soo galootiga ah, ayaa waxaa iminka si toos ah u billawday dhaqan galinta go’aankaas.

Gobalka Minosota oo ay ku nool yihiin Soomaali badan ayaa kamid ah goobaha ay ka socoto, qabqashada ay sameynayaan ciidamada Boliska ee xukuumadda Washington, kuwaas oo ay ku ugaarsanayaan dadka soo galootiga ah.

Soomaalida oo kaliya ma’ahane waxa ay arrintaan saameysay dadka kale ee soo galootiga ah, kuwaas oo qaarkood dhawaan tagay Mareykanka.

Halkaan ka Degso Warka Musaafurinta Mareykanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.