Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMaamulka Yahuudda oo In ka Badan 20 Ruux ku Dilay Koonfurta Lubnaan.

Maamulka Yahuudda oo In ka Badan 20 Ruux ku Dilay Koonfurta Lubnaan.

Qoysas aad ufarabadan oo ay horay guryahooda uga barakiciyeen askarta Yahuudda intii ay socdeen dagaallada, ayaa shalay billaabay iney dib ugu soo laabtaan deegaanadooda, waxaana usoo weeraray islamarkaana rasaas huwiyay ciidanak Yahuudda oo kol horaba udiidanaa iney guryahooda dib ugu soo laabtaan.

22 qof ayey shalay oo kaliya ku dileen degaano dhaca Koonfurta wadankaasi, halka ay dhawaaceen 124 kale.

Maamulka Yahuudda ayaa dadka intaasi la eg ku xasuuqay rasaasta ay ridayeen ciidankooda, oo ahayd mid loogu talagalay in dadkan lagu laayo.

Zahaayinada ayaa sababta ay dadka u gumaadeen islamarkaana ugu diidan yihiin iney guryahooda kusoo laabtaan waxay tahay, iney doonayaan qabasashada dhulka ay haatan ciidankoodu joogaan ee ay duulaanka millateri ku tageen, bilowgii dagaalka ayeyna si cad usheegeen, in hadafkoodu dhul ballaarsi.

Yahuudda ayaa ah dad cadaw ku ah Muslimiinta, islamarkaana kusoo xad gudba mar waliba, mana garanayaan wax aan ka ahayn luqadda rasaasta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.