Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsXarunta Degmada Yaaqshiiq ee Dowladda Fedaraalka oo 5 Maalin Koronto La'aan ah.

Xarunta Degmada Yaaqshiiq ee Dowladda Fedaraalka oo 5 Maalin Koronto La’aan ah.

Xarunta maamulka degmada Yaaqshid ee Dowladd Fedaraalka ayaa lasoo sheegayaa in muddo 5 maalin ah ay ka maqan tahay korontada, sababo la xiriira iney iska bixin waayeen oo laga jartay.

Muuqaal laga soo duubay xarunta ayaa muujinaya in maalimihii lasoo dhaafay aysan halkaasi wax shaqo ah ka socon, maadaama ay halkaasi korontadu ka go’an tahay.

Sababaha looga jaray korontada ayaa lagu sheegay iney bixin waayeen lacagtihii laga rabay, waxaana ugu wacan musuqa ay dhex dabaalanayaan, waayo xarunta waxaa maalinkii soo saartaa lacag kumanaan Doollar ah oo ay ka qaaddo dadka halkaasi taga.

Halkaan ka Degso Warka Xarunta Yaaqshiid

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.