Cabdirasaaq Axmed Siciid oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka ee maamulka la baxay Puntalnd ayaa waxa uu digniin udiray, maamulka isku magacaabay Soomaaliland ee fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa.
Waxa uu tilmaamay in aan marnaba la aqbali karin barakicinta uu maamulkaas ka wado gobalka Sanaag si gaar ah magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalkaas.
Halkaan ka Degso Warka Digniinta Puntland