Dowladda Finland ayaa waxa ay wada qorshe ay dalka Soomaaliya dib ugu soo celineyso dadka Soomaalida ah ee aan shruucda ku heysan dalkeeda.
Haweeneyda ah wasiirka arrimaha gudaha ee Finland ayaa qorshaha ay dadka Soomaalida ah kusoo musaafurinayaan waxa ay u timid magaalada Muqdisho, iyadoo Xamse Cabdi Barre oo ah Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Fedaraalka kala hadashay arrintaas.
Tani ayaa kusoo aadeysa iyadoo Mareykanka uu ka billaiwday howlgalka lagu soo musafurinayo dadka soo galootiga ah ee ay Soomaalidu ku jiraan, kadib go’aan kasoo baxay Donald Trump oo ah madaxweynaha Mareykanka.
Halkaan ka Degso Warka Finland