Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsDhaqaalo Xumo Baahsan oo ka Jirta Magaalada Muqdisho.

Dhaqaalo Xumo Baahsan oo ka Jirta Magaalada Muqdisho.[DHAGEYSO]

Dhaqaalo xumi baahsan ayaa ka taagan magaalada Muqdisho, taasoo saameyn wayn ku yeelatay dadkii masaakiinta ahaa ee nolol maalmeedkooda raadsan jiray.

Arrintan waxay si gaar ah usaameysay dadka ku shaqeysta mooto Bajaajta ee xaasaska iyo caruurtu ujoogaan, waxaana dhaqaalo la’aan awgeed ubur buray bilhii lasoo dhaafay qoysas badan.

Xaaladda ayaa ah mid marba marka ka dambeysa kasii dareysa, waxaana ugu wacan Dowladda Fedaraalka oo ummadda Soomaaliyeed dhaqaalahooda guraneysa kuna biireysa Dowladdo shisheeye.

Halkaan ka Degso Warka Muqdisho

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.