Tuesday, April 22, 2025
HomeAll NewsDaahir Amiin Jeesow oo Sheegay in Xasan Sheekh uu ku Fashilmay Dagaalka...

Daahir Amiin Jeesow oo Sheegay in Xasan Sheekh uu ku Fashilmay Dagaalka Al-Shabaab.

Daahir Amiin Jeesow oo ah xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu shaaca ka qaaday, in madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh uu ku fashilmay dagaalka ay kula jiraan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Waxa uu tilmaamay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku sugan tahay duleedyada magaalada Muqdisho, islamarkaana aysan jirin wax guul ah oo laga gaaray dagaalkooda.

Xasan ayuu ku eedeeyay inuu qabyaalad ka shaqeynayo islamarkaana uu dayacay maleeshiyaadka Macawiisleyda.

Halkaan ka Degso Warka Jeesow

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.