Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsMaamulka Islaamiga ah ee Hiiraan oo ka Warbixiyay Dagalladii Beerayabaal.

Maamulka Islaamiga ah ee Hiiraan oo ka Warbixiyay Dagalladii Beerayabaal.[WAREYSI]

Shalay iyo maanta dagaalo ayaa ka dhacayay duleedka magaalada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan halkaasoo ay ku dirireen ciidamada milatariga Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda Fedaraalka oo ay lasocdaan xoogaa maleyshiyaad ah.

Idaacadda ku hadasha afka Xarakada mujaahidiinta Al-Shabaab ee Andalus ayaa ka wareysatay Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan.

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.