Dowladda Shiinaha ayaa farsameysay application cusub oo ku shaqeeya garaadka macmcalka, kaasoo dhulka la galay Chatgpt oo ay horey usoo saartay shirkad laga leeyahay wadamada reer galbeedka.
Application-ka cusub ee ay soo saartay dowladda Shiinaha ayaa lagu magacaabaa DeepSeek, waxaana uu qabtaa dhamaan shaqooyinka uu qabto ChatGpt, iyadoo uu dheeryahay inuu lacag la’aan yahay.
Haddaba muxuu yahay Application-ka Deep-seek ee gilgilay suuqa Technology-yadda gaar ahaan Garaadka Macmalka? Waxaa sharaxaad naga siinaya Aqoonyahan Maxamuud Ugaas.