Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsTahriibayaal ay Soomaali ku Jiraan oo Laga Helay Kunteenar Laga Dejiyay Dekadda...

Tahriibayaal ay Soomaali ku Jiraan oo Laga Helay Kunteenar Laga Dejiyay Dekadda Ireland.

Dadkan tahriibayaasha ah ayaa la sheegay iney ka kooban yihiin 9 ruux oo isagu jira Eratariyaan iyo Soomalli, islamarkaana iyagoo Kunteenar ku dhex jira la geeyay dalka Ireland oo katirsan qaaradda Yurub.

Wararku waxay sheegayaan, in dadkan ay markii hore utahriibayneen wadanka ingiriiska, kana soo baxeen Faransiiska, Balse kooxaha dadka tahriibiya ay lacag kumanaan Doollar ah ka qaateen, loona weeciyay wadanka Ireland.

Halkaan ka Degso Warka Tahriibayaasha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.