Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsAabaha Dhalay Wiil ay Dileen Ciidanka Sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo Dalbaday Cadaalad.

Aabaha Dhalay Wiil ay Dileen Ciidanka Sirdoonka Dowladda Fedaraalka oo Dalbaday Cadaalad.

Aabe Soomaaliyeed oo ay wiilkiisu dileen ciidamo katirsan hay’adda Sirdoonka Dowladda Federaalka, ayaa sheegay inuu cadaalad u baahanyahay.

Wuxuu sheegay in wiilkiisu ay qirteen in NISA iyadu dishey, loona xukumay diyo, hase yeeshee illaa iyo hadda aan la siinin, oo la iska dabawareejinayo.

Isagoo wata boor uu ku xardhanyahay sawirka wiilkiisa ay dishey Dowladda Federaalka, ayuu aabahan warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho.

Halkaan ka Degso Warka Cabashada Aabaha

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.