Thursday, May 1, 2025
HomeAll NewsAadan Madoobe oo Fadhiyada Baarlamaanka ka Mamnuucay Qaar Kamid ah Xildhibaannada.

Aadan Madoobe oo Fadhiyada Baarlamaanka ka Mamnuucay Qaar Kamid ah Xildhibaannada.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Fadaraalka ninka lagu magacaabo Aadan Madoobe, ayaa soo saaray amar uu kulamada Baarlamaanka uga mamnuucayo ilaa 20 xildhibaan.

Xildhibaannada uu ka mamnuucay kulamada Baarlamaanka ayaa waxaa kamid ah, kuwa ay shalay isku afgaareen hoolka Baarlamaanka, halkaas oo lagu qabtay kulan fashil iyo buuq kusoo dhamaaday.

Sidoo kale xildhibaannada uu xayiraadda saaray ayaa waxa ay ubadan yihiin, kuwa maalmihii lasoo dhaafay sheegayay iney wadaan mooshin ka dhan ah Aadan Madoobe xilkana ka tuuri doonaan.

Halkaan ka Degso Warka Aadan Madoobe

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.