Thursday, May 22, 2025
HomeAll NewsAadan Madoobe oo Lagu Eedeeyay Inuu Xildhibaannada u Keensaday Ciidan Qamciya.

Aadan Madoobe oo Lagu Eedeeyay Inuu Xildhibaannada u Keensaday Ciidan Qamciya.

Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka sheegay in ciidamo uu keensaday Aadan Madoobe ay jir dil ugeytaan xildhibaanada islamarkaana cabsi dareemayaan

Sadaam oo ah Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka, ayaa sheegay in ciidamo jirdil ugeysta xildhibaanada ay hoolka ugu dhexjiraan hoolka ay ku shiraan, islamarkaana ay dareemayaan cabsi.

Aadan Madoobe oo ah Gudoomiyaha Baarlamaanka, ayey xildhibaanadu ku eedeynayaan inuu keensaday ciidamada, xildhibaanka oo la hadlayay Aadan Madoobe xilli uu golaha ku sugnaa ayaana sidan yiri.

Halkaan ka Degso Warka Eedeynta Aadan Madoobe

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.